About this podcast
Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.
Episodes
The newest 20 of 129 episodes
- SE13EP06 Afka Hooyo · 49 min · Season 13 Episode 6Send us Fan Mail Macallin, abwaan, af-aqoon, Maxamed Caddaani ayaannu kala sheekaysannay afka hooyo iyo aqoonta guud ee afafka. Dhegaysi wacan! Support the show
- SE13EP05 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 4-aad · 36 min · Season 13 Episode 5Send us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad, uguna dambaysay, ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan! Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala xidhiidh: WhatsApp…
- SE13EP04 Fanka & Suugaanta: Naciima X. Maxamed · 30 min · Season 13 Episode 4Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Doorkan waxa marti ku ah Naciima X. Maxamed. Dhegaysi wacan! Support the show
- SE13EP03 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 3-aad · 27 min · Season 13 Episode 3Send us Fan Mail Waa qaybtii 3-aad ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan! Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala xidhiidh: WhatsApp: +252634455341…
- SE13EP02 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 2-aad · 36 min · Season 13 Episode 2Send us Fan Mail Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan! Support the show
- SE13EP01 Saynabeey Salaamaad, Qaybtii 1-aad. · 27 min · Season 13 Episode 1Send us Fan Mail Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan! Support the show
- SE12EP09 Cali Dhaanto · 45 min · Season 12 Episode 9Send us Fan Mail Cali Dhaanto oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaannu kala sheekaysannay mawduucyo kala duwan. Dhegaysi wacan! Support the show
- SE12EP07 Waa Layga Guursaday 15 · 19 min · Season 12 Episode 7Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii WLG qaybtii 15-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
- SE12EP08 Faraska Madow · 1 h 44 min · Season 12 Episode 8Send us Fan Mail Faraska Madow waa qof ka ballaadhan inta uu soo bandhigo. Halkan ayaad kaga bogan doontaa wax kasta oo shakhsiyaddiisa qaabeeyay. Dhegaysi wacan! Support the show
- SE12EP06 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 4-aad · 35 min · Season 12 Episode 6Send us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad ee buugga "Gaax". Dhegaysi wacan! Support the show
- SE12EP05 Jilayaasha Filinka "Loollan" · 35 min · Season 12 Episode 5Send us Fan Mail Saalim iyo Edna waa labada jile ee taxanaha "Loollan". Filin aad loo jecel yahay ayay hoggaaminayeen. Dhegaysi wacan! Support the show
- SE12EP04 Hargeysa Ilaa Hollywood · 1 h 6 min · Season 12 Episode 4Send us Fan Mail Omer Farah waxa uu horumar la taaban karo ka gaadhay filinsamaynta casriga ah iyo tebinta sheekada. Daawasho wacan! Support the show
- SE12EP03 Wacyigelinta Autism-ka · 1 h 42 min · Season 12 Episode 3Send us Fan Mail Fahanka laga haysto xaaladda autismk-ka aad ayuu u yar yahay. Barnaamijkani waa wacyigelin guud. Support the show
- SE12EP02 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad · 34 min · Season 12 Episode 2Send us Fan Mail Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad Support the show
- SE12EP01 Waa Layga Guursaday 14 · 16 min · Season 12 Episode 1Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtii 14-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
- SE11EP05 Buug Codaysan: Gaax 1 · 38 min · Season 11 Episode 5Send us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 1-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
- SE11EP06 Buug Codaysan: Gaax 2 · 39 min · Season 11 Episode 6Send us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 2-aad. Dhegaysi wacan! Support the show
- SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay? · 42 min · Season 6 Episode 6Send us Fan Mail Dr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto baahi caafimaad. Waxa…
- SE11EP04 Sirta Maanka · 37 min · Season 11 Episode 4Send us Fan Mail Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan…
- SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed" · 30 min · Season 11 Episode 3Send us Fan Mail Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan! Support the show
