Skip to content
Global sound
Kabasho

Kabasho

by Hamda Hussein

Latest episode
Ep:17;When Healing Becomes Self-Punishment| Kolka kabashadu kadeed…

About this podcast

Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸

Episodes

The newest 20 of 69 episodes

  • Ep:17;When Healing Becomes Self-Punishment| Kolka kabashadu kadeed noqoto · 39 min · Season 2 Episode 17Safarka kabashadaada haka dhigin kadeed. Ka falceli xilqaddan 😊
  • Ep:16; Burnout |Shufbeel Tamareed · 42 min · Season 2 Episode 16Daal aadan xeeldheeraantiisa ka faalloon karin wax kasta oo aad samaysayna aan suulaynin haddii uu ku hayo oo salkiisa aad gaadhi wayday armuu yahay 'shufbeel tamareed' !…
  • Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cabsashada Hore-U-Socodka · 30 min · Season 2 Episode 15Waligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo horę u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan…
  • Ep:14; Decision Fatigue|Ka daalidda go’aan qaadashada · 29 min · Season 2 Episode 14Haddii ay ku daaliyaan gaadhidda go'aamadu ha yaraadaan ama ha waynaadaane xilqaddan adiga ayaa iska leh, fahan sababaha ka danbeeya daalka ,fahankaasina haku dhaxalsiiyo in aad…
  • Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood · 40 min · Season 2 Episode 13Haddii gudaha madaxaaga adduunyo kuu gaar ahi kaaga dhisantahay oo la qabsiga aad la qabsatay aawadeed aad adduunyadaada dibadeeda uga qawadid, xilqaddan adiga ayaa iska leh…
  • Ep:12; Dissociation| Maan Maqan Iyo Jidh Jooga · 32 min · Season 2 Episode 12Waligaa ma dareentay inaad nolosha dul sabbaynayso, in aad dareen ahaan kabuubyoonayso, in xasuusaha qaar yaraantaadii aanad waxbaba ka xasuusan? Haddii Jawaabtu 'HAA' tahay…
  • Ep:11; Parentification| Waalid ka Dhigid · 31 min · Season 2 Episode 11Waligaa ma dareentay in aad waalid tahay adiga oo aan waalidba noqon, yaraantaadiise ma dareentay in aadan noolaan caruurnimo kugu filan? Xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi…
  • Ep:10; The Scapegoat Child| Faquuqane · 31 min · Season 2 Episode 10Weligaa ma iswaydiisay maxay ayaa mar walba laguugu canaantaa wax aadan samayn, laguugu oogaa danbi aadan gelin, laguu faquuqaa ee qoyskiina qaab aadan garanayn kaaga dhigay?…
  • Ep:9; Re-Parenting Yourself| Dib Isu-Ababin · 37 min · Season 2 Episode 9Kawaran haddii aad adigu dhayi karto nabar kasta oo yaraantii kaasoo gaadhay? Awooddaa hadii aad leedahay saw in aad adeegsato ma aha? Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. Ka…
  • Ep:8; Self-Abandonment| Heedaddoow · 40 min · Season 2 Episode 8Waligaa xaaladdan heedaddoowga ah ma gashay? naftaada ma dayacday, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa in aad ka xuub-siibato. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan. Ka falceli…
  • Ep:7; Panic Attacks| Naxdinta Soo Booddada ah · 36 min · Season 2 Episode 7Waligaa intuu wadnuhu si xawli ah kuu garaacay , dabadeed aad dhididday oo neeftu ku qabatay ma is tidhi waad dhimanaysaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa xaaladdaasi waxa ay…
  • Ep:6; Emotional Sponge| Muquurasho Dareen · 36 min · Season 2 Episode 6Wali ma is waydiisay sababta ay dareemaha dadyowga kale kuu saameeyaan? Ka falceli xilqaddan 😊
  • Ep:5; Hypochondria| Ka Cabsashada Cudurrada · 41 min · Season 2 Episode 5Ka falceli xilqaddan 😊
  • Ep:4; Paranoia| Buufis · 40 min · Season 2 Episode 4Waligaa ma iswaydiisay 'Buufiska' ama 'Bacdu' wax ay tahay? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa. Dhagaysi wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊
  • Ep:3; Neutralising Anxious Thoughts| Badhxidda Afkaaraha Cabsida · 28 min · Season 2 Episode 3'Sidee ayaan u badhxi karaa dareemmadayda cabsida ku qotoma?' ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊
  • Ep:2; The Power of Positive Affirmations| Awoodda Erayada Togan · 30 min · Season 2 Episode 2Erayadu aynu adeegsannaa saamayn maku leeyihiin caafimaadka-dhimirkeenna ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊
  • Ep:1; Self-Stigma |Summad-Ceebeed · 27 min · Season 2 Episode 1Weli ma Iswaydiisay su'aasha ah 'maxay ayay dadku caawimo u dalban waayaan marka ay maskaxdoodu u baahato'? xilqaddan ayaynu kaga jawaabi doonnaa wax ka mid ah waxyaabaha dadka…
  • HORDHAC:Season 2 · 2 min · Season 2Ka falceli xilqaddan 😊
  • Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting Back · 36 min · Season 1 Episode 50Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo…
  • Ep:49; Sidkanaanta Dhaawacan |Trauma Bonding · 48 min · Season 1 Episode 49Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca…

Live, last hour: 8,141 songs on 3,132 stations in 125 countries

Discover the world through radio

More ways to discover (9)

Heard something good? Save it, or open it straight away in Spotify.

★ Artist of the week The fastest riser on the radio this week
Your song here? From € 9 per week →
Radio 538 luisteren - Live!Popular right now