Notes d’épisode
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waxaan wareeysanay Dr. Abdirashid oo ah dhaqtar, aadna u xiiseeya arimaha bulshada iyo barbaarinta caruurta. Waxaan ka wada hadalnay dowrka aabaha uu ku leeyahay barbaarinta caruurta, qaasatan aabaha ku nool wadankeena hooyo. Dhageeysi wacan. Nala wadaaga arigtidiina. Waxaan idinka codsaneynaa inaad u gudbisaan dadka walaalaha ah si ay iyagana uga faaiideystaan. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye....

