Ladnaan Podcast
by Fatumo & Sagal
#76: Sideen u xoojinaa shaqsiyada caruurteena?
About this podcast
Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: [email protected] ama Instagram: @ladnaan_podcast
Episodes
The newest 20 of 76 episodes
- #76: Sideen u xoojinaa shaqsiyada caruurteena? · 45 min · Season 5 Episode 76Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waa maxay xirfadaha nolosha ee loo yaqaan “soft skills”, maxayse muhiim ugu yihiin carruurta? Qaybtan Ladnaan Podcast waxaan kaga…
- #75: Sanadguuradii 6-aad ee Ladnaan Podcast - Maxaa nagu soo kordhay? · 23 min · Season 5 Episode 74Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waa sanadguuradii 6-aad ee Ladnaan Podcast. Ilaaheey baa mahadleh, ismana leheen ilaa intaan baad wadi doontaan. Waxaan ka wada…
- #73: Sidee loo yeeshaa wadahadal mire leh markuu khilaaf yimaado · 28 min · Season 4 Episode 73Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan ka hadleeynaa Sideey waalidka iyo ilmihiisa u yeelan lahaayeeen wadahadal mire leh markuu yimaado khilaaf…
- # 72: Ramadankan waa maxay qorshahaaga caqli gal ah oo kobcineysa Ladnaanta qoyska · 31 min · Season 4 Episode 72Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waxaan ka hadleynaa sideen Ramadan ka ugu diyaar garoownaa anagoo kor u qaadeyna xiriirka Ilaaheey, xiriirka nafteena iyo…
- #71: Dowrka aabaha ee qurbaha ku nool - wareysi Abdikeyf (Madaxa SOCOPA) · 50 min · Season 4 Episode 71Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeenaan waxaan wareeysanay Abdikeyf oo ah aasaasaha iyo madaxa ururka SOCOPA ee ku yaal magaalada Leister, UK. Waxaan ka…
- # 70: Doorka aabaha iyo barbaarinta caruurta - Wareeysi Dr. Abdirashid · 58 min · Season 4 Episode 70Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waxaan wareeysanay Dr. Abdirashid oo ah dhaqtar, aadna u xiiseeya arimaha bulshada iyo barbaarinta caruurta. Waxaan ka…
- # 69: Part 2 - Kor u qaad caafimaadkaaga iyo caafimaadka qoyskaaga · 45 min · Season 4 Episode 69Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waa xalqadii labaad ee Live webinar ka aan soo jeedinay. Iyadoo aan kaga hadleynaa qeybtaan, hurdada iyo stress ka. Waxaan kaloo ka…
- # 68: Part 1 - Kor uqaad caafimaadkaaga iyo caafimaadkaaga qoyska · 34 min · Season 4 Episode 68Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Kusoo dhawaada xalaqadeenaan oo usoo jeedinay iyadoo Live Webinar ah. Waxaana kaga hadleynaa sida aad kor ugu qaadi lahayd…
- #67: Xiriirka waalidka iyo dhalinyarada - war salaadu halkeey iska qaban la'dahay · 1 h 7 min · Season 4 Episode 67Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadii hore waxaan ka hadalnay xiriirka lamaanaha, xalqadaana waxaan ka hadleynaa xiriirka waalidka iyo dhalinyarada. Maxeey…
- # 66: Xiriirka lamaanaha iyo ladnaanta qoyska · 1 h 2 min · Season 4 Episode 66Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waxaan usoo deynay Live. Iyadoo aan kaga hadalnay Aasaaska xiriirka lamaanaha, xalinta khilaafaadka, sideey lamaanaha…
- # 65: Sidee buu coach kaaga caawin karaa hab nololeedka waalidnimadaada iyo caafimaadka · 36 min · Season 4 Episode 65Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalqadeena kaga hadleynaa riyooyinkeena qaar ka mid ah oo aan rumeynay. Waxaan muddo sameeyneynay coaching anagoo…
- # 64: Hadafkeena bisha Ramadaan · 29 min · Season 4 Episode 64Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan ka hadleynaa sida aan ku qaabileyno bisha Ramadaan. Waxaan isweeydiinay sedex su'aalo oo aad idinkana isweydiin…
- # 63: Siduu noo ahaa sanadkii tagay, sideena ugu diyaargaroownay sanadkan bilowday? · 36 min · Season 4 Episode 63Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Dhamaan dhageystayaasheena waan idin salaameynaa. Ilaaheyna waxaan ka baryeynaa inuu nooga dhigo sanad wanaagsan. Xalaqadaan waxaan…
- # 62: Sideed u xoojineysa da’yarta autism/ADHD ga leh kalsoonidooda · 33 min · Season 4 Episode 62Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida waalidka uu ilmihiisa u xoojin lahaa kalsoonidiisa iyo siduu isku dabiri lahaa keligii. Waa…
- # 61: Sideey u caawiyaan Occupational therapist iyo Speach therapist caruurta autism ka leh · 26 min · Season 4 Episode 61Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeenaan waxaan kusoo koobeynaa wareysi aan la yeelanay Muna Abukar oo ah occupational therapist (OT) iyo Anna Fäldt oo ah…
- # 60: Muxuu kaaga baahan yahay ilmaha autism-ka iyo ADHD-ga leh · 43 min · Season 4 Episode 60Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida loo daboolayo baahida shucuureed iyo bulshadeed oo ay leeyihiin caruurta autism ka iyo ADHD-ga…
- # 59: Wareeysi aan la yeelanay Zeynab - Autism center in Garowe · 37 min · Season 4 Episode 59Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalqadaan idinku haynaa wareeysi xiiso leh. Waxaan wareeysanay Zeynab oo ah cilmi nafsi ka shaqeeysa Xarunta caruura baahida…
- #58: Xaaladaha/dabeecadaha autism ama neurodiverse · 31 min · Season 4 Episode 58Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Fasaxeena kuleelaha kadib waxaan idiin soo gudbineynaa taxano ku saabsan xaaladaha ama dabeecadaha neurodiverse ka ah. Waa maxay…
- #57:LIVE PODCAST - Xoojinta isku xirnaanta qoyska · 1 h 13 min · Season 3 Episode 57Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waa Live Podcast oo aan la sameeynay waalidiinta Borlänge, Sweden. Xalqadaan waxaan kaga hadalnay sidaan u xoojin leheen…
- #56: Koriinka caruurta aan caadiga ahayn - Wareeysi Sadia Abubakar I. · 35 min · Season 3 Episode 56Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan maanta idiin haynaa xalqad xiiso leh oo aan ku wareeysanay Sadia Abubakar Ibrahim oo ah clinical psychologist. Iyadoo nooga…








