Madari Podcast
by Abdiaziz Madari
Latest episode
MARKA ARAGGU DACIIFO || MADARI PODCAST ||
MARKA ARAGGU DACIIFO || MADARI PODCAST ||
About this podcast
Madari wuxuu martidiisa kala sheekaysta aqoontooda, waayo-aragnimadooda iyo arrimaha bulshada ee kala duwan, Waa wada sheekaysi af-Soomaali ku baxa oo lagu wadaago fikrado iyo casharro laga bartay nolosha.
Episodes
- MARKA ARAGGU DACIIFO || MADARI PODCAST || · 52 minSidee ayaynu u daryeeli karnaa caafimaadka indhaheenna? Episode Madari Podcast, Dr. Shiine waxaynu kaga wada hadlaynaa xaaladda caafimaadka indhaha, caqabadaha bulshada haysta…
- SIDEE AYAYNU HAMIGEENNA U RUMAYN KARNAA? || MADARI PODCAT || · 1 h 56 minSidee ayaynu hamigeenna ugu beddeli karnaa waxqabad joogto ah? Qaybtan Madari Podcast, Ali Jama waxaynu kaga wada hadlaynaa farqiga u dhexeeya aqoonta iyo ficilka, go’aan…
- MAAL-GASHO MUSTAQBALKAAGA || MADARI PODCAST || · 1 h 28 minMaxay ka dhigan tahay inaad naftaada maalgeliso? Qaybtan Madari Podcast, Prof. Mubaarak Aar waxaynu kaga wada hadlaynaa barashada aqoonta iyo xirfadaha, ilaalinta waqtiga…
- DEEQDA IYO WAX-ISASIINTA SOMALIDA || MADARI PODCAST || · 1 h 27 minSidee ayay Soomaalidu isu kaalmayn jirtay? Episode Madari Podcast, Maxamed Cali Muxumed waxaynu kaga wada hadlaynaa wax-isa-siinta Soomaalida, magacyadeeda iyo kaalintii ay ku…
- QUR’AANKA IYO NOLOSHA CASRIGA AH || MADARI PODCAST || · 1 h 2 minSheekh Cabdirashiid ayaa ka warramaya barashadiisii Qur’aanka, kaalintii waalidkii iyo qoyskiisa, iyo caqabadihii uu soo maray. Waxaan sidoo kale ka wada hadlaynaa tarbiyada…

