Adeeg Wanaag
by Somali Public Agenda
Sidee u Shaqeyn Doontaa Xarunta Adeegga Mideysan ee Halmeel?
About this podcast
Public services in Somalia are highly limited due to the weakness of government institutions struggling to recover from destruction caused by conflict. However, even those government services that do exist fail to serve people effectively. Access to public services is a fundamental right for Somali citizens. Join Aweis Ahmed, the director of the SPA Policy Lab, and his guests, who will intensely discuss the public service matters in Somalia in the Adeeg Wanaag podcast.
Episodes
The newest 20 of 66 episodes
- Sidee u Shaqeyn Doontaa Xarunta Adeegga Mideysan ee Halmeel? · 38 min · Episode 49Golaha wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bishii 4-aad ee sannadkan 2026 meel-mariyey dhismaha Xarunta Adeegga Mideysan ee “Halmeel”, oo hoos-tagi doonta Xafiiska…
- Saameynta El Niño ku yeelan karto Soomaaliya iyo sida looga gaashaaman karo · 43 min · Episode 48Muddooyinkii u dambeeyay, Soomaaliya waxaa si isdaba joog ah u saameynayay daadad iyo abaaro soo noqnoqday. Xilliga Deyrta ee sannadkan 2026-ka, waxaa la filayaa roobab mahiigaan…
- Saameynta Caafimaad ee Ka Dhalata Isticmaalka Dawooyinka Midabka Doorriya · 53 min · Episode 47Daraasado laga sameeyey Soomaaliya iyo waayo-aragnimo nololeed ayaa lagu ogaaday in dumarka Soomaaliyeed ay dhibaatooyin badan kala kulmaan isticmaalka kareemada la isku…
- Jaamacadda SIMAD iyo Kaalinteeda Adeegga Tacliinta Sare ee Dalka · 1 h 7 min · Episode 46Burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya ka dib waxaa la furay jaamacado gaar loo leeyahay kuwaas oo dadaal ku bixiyey sidii ay u dabooli lahaayeen booskii hay’adaha waxbarashada…
- Reer Miyiga Sidee Ayay U Maareeyaan Abaaraha? · 30 min · Episode 45Dhammaadka sanadkii hore, dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad abaareed in uu dalku galay, kadib markii ay baaqdeen roobabkii deyrta, iyo xilliga kuleylaha…
- Sidee u shaqeeyaa adeegga lacag-bixinta degdegga ah? · 1 h 1 min · Episode 44Inkastoo ay Soomaaliya horumar ka sameysay adeegga bangiyada iyo shirkadaha kale ee ka shaqeeya arrimaha lacagaha, haddana dadweynaha iyo ganacsatada waxa ay culeys ku qabeen in…
- Sidee Loo Kordhin Karaa Dakhliga Canshuuraha ee Dowladda Hoose ee Degmada Cadaado? · 33 min · Episode 43Degmada Cadaado waxa ay ka mid tahay degmooyinkii ugu horreeyay ee Dowlad-goboleedka Galmudug oo maamul iyo hay’ado shaqeeya yeesha. Dowaldda hoose ee degmadu waxa ay qaaddaa…
- Sidee Hay’adda Dhowrista Xogta ugu Adeegtaa Muwaaddiniinta Soomaaliyeed? · 36 min · Episode 42Xogaha kala duwan ee muwaadiininta ku saabsan waxaa gacanta ku haya hay’ado kala duwan, kuwaas oo dowli ah ama aan dowli aheyn. Waxaa lagama maarmaan ah in xogahaasi aan loo…
- Af Soomaaliyeynta Erayada Loo Adeegsado Garaad-Gacmeedka (AI) · 38 min · Episode 41Adeegsiga Artificial Intelligence ama Garaad Gacmeedka ayaa dunida aad ugu baahay sanadihii ugu dambeeyay. Soomaaliya, Garaad Gacmeedka waxaa loo aadgsadaa qeybo kala duwan…
- Muxuu ka Shaqeyn Doonaa Guddiga Tacliinta Sare ee Dalka? · 1 h 6 min · Episode 40Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan ansixiyey Guddiga Tacliinta Sare ee dalka, kaas oo ka shaqeyn doona hagidda iyo horumarinta hey’adaha tacliinta…
- Culeysyada Ka Jira Qaadashada Kaarka Aqoonsiga & Sida Hay’adda NIRA u Maareyso · 1 h 0 min · Episode 39Hay'adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed (NIRA) ayaa waxa ay ku howlaneyd in muddo ah bixinta karaarka aqoonsiga dadweynaha. Balse dhowrkii bil ee ugu…
- Xaaladda Caruurta aan Dugsiyada Aadin ee Muqdisho & Sida Lagu Xallin Karo · 29 min · Episode 38Adeegga waxbarashada ee dalka, gaar ahaan, midka ka jira magaalada Muqdisho ayaa soo kabanaya. Sidaa oo ay tahay, waxaa la sheegaa tiro aad u badan oo caruurta magaalada ku nool…
- Adeegyada Xalka Waara iyo Horumarinta Reer Miyiga · 43 min · Episode 37Colaadaha iyo musiibooyinka dabiiciga ah ee dalka ka jira waxa ay sababeen barakac baahsan, kaas oo saameyn weyn ku yeeshay bulshooyinka reer miyiga ah. Ku dhowaad afar milyan oo…
- Duruufaha Dhaqaale ee Dalk Ka Jira & Sida loo Maareyn karo · 47 min · Episode 36Duruufaha dhaqaale ee muwaaddiniinta Soomaaliyeed guudahaan ay wajahayaan, gaar ahaan kuwa ku nool gobolka Benaadir ayaa sii xoogeysanaya. Duruufahaas oo nuucyo kala duwan leh…
- Warbaahinta Madaxa Bannaan iyo Adeegyada ay Bulshada u Qabtaan · 1 h 1 min · Episode 35Tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, dalka waxaa ka hanaqaaday warbaahin madax-bannaan oo noocyo kala duwan leh, taas oo marxalado kala duwan soo martay…
- Barakacayaasha iyo Kaalintooda ku Aaddan in Xal Waara Loo Helo Barakaca · 34 min · Episode 34Colaadaha iyo musiibooyinka dabiiciga ah ee dalka ka jira waxa ay sababeen barakac baahsan. Qiyaastii afar milyan oo qof ayaa ku barakacay gudaha dalka. Dowladda federaalka…
- Sababaha Shaqo La’aanta Dhallinyarada iyo Sida Loo Maareyn Karo · 48 min · Episode 33Soomaaliya waxa ay ka mid tahay dalalka dadweynahooduay dhallinyaro u badan yihiin. Waxaa la sheegaadadweynaha Soomaaliya in ka badan 70 boqolkiiba in ay dhallinyaro yihiin…
- Adeegyada Caafimaad ee Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfer) · 45 min · Episode 32Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfer) waxaa la aaminsan yahay inuu yahay mid kamid ah isbitaallada ugu casrisan dalka, islamarkaana bixiya adeegyada ugu badan ee caafimaad ee…
- Waxqabadka Dowladda Hoose ee Degmadda Cadaado & Caqabadaha ku Gedaaman · 41 min · Season 1 Episode 31Degmada Cadaado ee dowlad-goboleedka Galmudug waxa ay ka mid tahay degmooyinkii ugu horreeyay ee gole deegaan yeesha. Golaha deegaanka iyo maamulka degmadaas oo muddo-xiloodkii…
- Waa Sidee Adeegga Caafimaadka Hooyada & Dhallaanka ee Isbitaalka Benaadir? · 1 h 11 min · Season 1 Episode 30Adeegga caafimaadka ee guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan midka hooyada iyo dhallaanka waxa uu ka mid yahay adeegyada loogu baahida badan yahay dalka. Waxaa la sheegaa Soomaaliya…








