Přejít k obsahu
Global sound
Adeeg Wanaag

Adeeg Wanaag

Sidee u Shaqeyn Doontaa Xarunta Adeegga Mideysan ee Halmeel?

· 38 min · Epizoda 49

Poznámky k epizodě

Golaha wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bishii 4-aad ee sannadkan 2026 meel-mariyey dhismaha Xarunta Adeegga Mideysan ee “Halmeel”, oo hoos-tagi doonta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Hay’adda Halmeel ayaa loogu talagalay fududeynta helitaanka adeegyada dowladda. Laakiin maxaa keenay in la sameeyo, sideese uga duwan yahay hay’adaha adeegyadaas hore u bixin jiray? Qeybtan 49-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, Farxiyo Maxamuud iyo Agaasimaha Halmeel, mudane Maxamed Dhuubow, waxay ku...

Živě, poslední hodina: 11 396 skladeb na 6 000 stanicích v 145 zemích

Objevte svět prostřednictvím rádia

Další způsoby objevování (7)

Slyšeli jste něco pěkného? Uložte si to, nebo to otevřete rovnou ve Spotify.

★ Artist of the week The fastest riser on the radio this week
Your song here? From € 9 per week →
Générations Fréquence MouvPokračovat v poslechu