Zum Inhalt springen
Global sound
Daryeel

Daryeel

S1 E3: Maxaa Keena Xanuunnada Maanka iyo Is-dilka?

· 1 Std. 10 Min. · Folge 3

Shownotes

Sidee bulshada Soomaaliyeed u aragtaa dadka la nool xanuunnada maanka? Maxaa qofka laga aaminsan yahay marka uu la kulmo dhibaato nafsi ah? Maxay tahay sababta mararka qaar dadka loogu geeyo cilaaj halkii loo raadin lahaa daaweyn caafimaad oo takhasus leh?
Xalqaddan 3-aad ee Daryeel Podcast, oo ka baxda Dawan Media, waxaa marti ku ah Dr. Abdifatah Haji Daud, Dhakhtar ku takhasusay Cilmi-nafsiga. Waxaa daadihineysa Dr. Ubah Farah Ahmed.
Wareysigan wuxuu diiradda saaraya caafimaadka maanka, fahamka bulshada, is-dilka, hurdo la’aanta, walbahaarka, qaadka, khamriga, iyo sida cudurrada nafsiga ah…

Website: share.transistor.fm

Live, letzte Stunde: 12.680 Songs auf 5.073 Sendern in 119 Ländern

Entdecke die Welt über das Radio

Mehr zum Entdecken (7)

Etwas Schönes gehört? Speicher es oder öffne es direkt in Spotify.

★ Künstler der Woche Der schnellste Aufsteiger im Radio diese Woche
Dein Song hier? Ab € 9 pro Woche →
88.2 FM CONTROL MUSIC CRWeiterhören