Daryeel
by Dawan Media
Daryeel Podcast | S1E4 | Xogta HIV ee dadka isticmaala maandooriyaha.
About this podcast
Daryeel, meaning "Care" in Somali is the first dedicated Somali-language health podcast, brought to you by Dawan Media.
Hosted by Dr. Ubah Farah, a pediatrician with over 20 years of experience in clinical practice, government leadership, and international health organizations, Daryeel delivers trusted, evidence-based health conversations designed for Somali families everywhere.
Each week, Dr. Ubah sits down with leading doctors, public health experts, researchers, and everyday Somalis to explore the health issues that shape our lives maternal and child health, immunization, nutrition, mental wellness, chronic disease, reproductive health, and the unique challenges facing the Somali diaspora.
No jargon. No barriers. Just honest, culturally grounded conversations that put knowledge - and care - back into the hands of Somali households.
🎧 New episodes every week. Subscribe, listen, and share.
Daryeel: Caafimaadkaagu waa hantidaada. (Your health is your wealth.)
Episodes
- Daryeel Podcast | S1E4 | Xogta HIV ee dadka isticmaala maandooriyaha. · 1 h 6 min · Episode 4Barnaamijka Daryeel Podcast ee Dawan TV waxaan kaga hadlaynaa toddobaadkan qabatinka maandooriyaha, saameyntiisa caafimaadka iyo xiriirka ka dhexeeya balwadda iyo cudurrada faafa…
- S1 E3: Maxaa Keena Xanuunnada Maanka iyo Is-dilka? · 1 h 10 min · Episode 3Sidee bulshada Soomaaliyeed u aragtaa dadka la nool xanuunnada maanka? Maxaa qofka laga aaminsan yahay marka uu la kulmo dhibaato nafsi ah? Maxay tahay sababta mararka qaar dadka…
- S1 E2: Dhiig-karka: Dilaaga Qarsoon ee Aan Calaamadaha Lahayn · 1 min · Episode 2Dhiig-karka waxaa inta badan loogu yeeraa “dilaaga qarsoon”, sababtoo ah qofku wuu qabi karaa muddo dheer isagoo aan dareemin calaamado muuqda. Haddana, haddii aan la ogaan ama…
- S1 E01: Tallaalka ma qasab baa mise waa ikhtiyaar? | Daryeel Podcast | Dawan Media · 1 h 2 min · Episode 1Qaybtan Koowaad ee Daryeel Podcast, waxaan ku falanqaynaynaa xaaladaha caafimaad ee dalka iyo baahida loo qabo nidaam adag oo dhanka talaalka ah. Waxaan si qoto dheer u eegaynaa…







