Dowlad-Dhis Podcast
de Heritage Institute for Policy Studies
Dowlad-dhis Podcast | Xalqadda 8-aad: Maxay Xubinnimada Bulshada…
Sobre este podcast
Exploring how current issues impact the process of state-building in Somalia. This program will connect everyday challenges and opportunities to the broader goal of building effective governance and institutions. Objectives: • Deliver in-depth analyses of significant challenges impacting governance and institution-building. • Highlight actionable strategies for improving peacebuilding, public service delivery, and social cohesion.
Episodios
- Dowlad-dhis Podcast | Xalqadda 8-aad: Maxay Xubinnimada Bulshada Bariga Afrika (EAC) uga Dhigan Tahay Soomaaliya? · 47 min · Episodio 8🎙️ Barnaamijka Dowlad-dhis | Xalqadda 8-aad Machadka Heritage ee Daraasaadka iyo Cilmi-baarista Siyaasadda (HIPS) Soomaaliya waxay ku biirtay Beesha Bariga Afrika (EAC) bishii…
- Dowlad-dhis Podcast | Xalqadda 7-aad: Doorka Waxbarashada ee Dowlad-dhiska · 1 h 2 min · Episodio 7Waxbarashadu waa tiir muhiim u ah dowlad-dhiska, horumarinta bulshada iyo dhismaha muwaadin leh aqoon, karti iyo masuuliyad. Haddaba, sidee ayay waxbarashadu uga qayb qaadan…
- Wadahadal Qaran & Dowlad-dhiska Soomaaliya | Dr. Afyare Cabdi Cilmi | Xalqadda 6-aad · 55 min · Temporada 1 Episodio 6Xalqadadii 6-aad ee Dowlad-dhis Podcast waxaa Marti ku ah Dr. Afyare Cabdi Cilmi oo ah Barre Sarre oo ka tirsan Jaamacadda City university of Mogadishu ahna la taliye Sarre…
- Xiriirka ka dhaxeeyo Dowlad-Dhiska & Amniga Qaranka | Dowlad-dhis Podcast #5 · 1 h 24 min · Temporada 1 Episodio 5Xalqadii 5-aad ee Dowlad-dhis Podcast waxey ku saabsan tahay xiriirka ka dhaxeeyo dowlad-dhiska iyo Amniga Qaranka Waxaa Marti ku ah Xuseen Sheekh Cali oo ah Gudoomiyaha Machadka…
- Xalqadda 4-aad | Isbeddelka Cimilada & Saameynta ay ku leedahay Soomaaliya · 1 h 35 min · Episodio 4Podcastiga Dawlad-dhis – Xalqada 5aad Xalqada shanaad ee Dawlad-dhis waxay diiradda saareysaa mid ka mid ah caqabadaha ee waaweyn ee xiligan: Isbedelka cimilada iyo saamaynta ay…
- Xalqadda 2-aad | Sidee Loo Hormarin Karaa Nidaamka Caafimaadka Soomaaliya? · 55 min · Temporada 1 Episodio 2Xalqadda 2-aad ee podcast-ka Dowlad-dhis ayaa Agaasime Ku-xigeenka Machadka Heritage, Dr. Cabbdirashid Ismaaciil, ku waraysanaaya Prof. Maye Cumar oo ka tirsan Jaamacadda Leeds…
- Xalqadda 3-aad | Xoojinta Ka Qaybgalka Siyaasadeed ee Dhallinyarada Muqdisho · 39 min · Temporada 1 Episodio 3Taxanaha saddexaad waxaa lagu falanqaynayaa kaalinta dhallinyarada Muqdisho ee ka qaybgalka siyaasadeed iyo siyaabaha lagu xoojin karo doorkooda. Barnaamijkani wuxuu daba socdaa…
- Xalqadda 1-aad | Dowlad-dhis Podcast RW Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre · 50 min · Temporada 1 Episodio 1Kusoo dhawaada Dowlad-dhis Podcast uu Xalqadiisa kowaad uu noo daah-furay Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada federaalka Somaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre. wareysiga oo…








