Přejít k obsahu
Global sound
Xidhiidhada Nolosha Podcast

Xidhiidhada Nolosha Podcast

autor: Amaal Haybe

Nejnovější epizoda
Cafimadka Maskaxda & Ramadanta

O tomto podcastu

Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan.

Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.

Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed.

Dhagaysi wacan.

Epizody

Nejnovějších 20 z 68 epizod

  • Cafimadka Maskaxda & Ramadanta · 16 min · Řada 3Fariin ii reeb :) Cafimaadka maskaxdu waa mid ay tahay qofku inuu ka war hayo markaste waayo waa waxa ugu muhiimsan ee laga saadaalin karo nololshaadu waa mid sidee u eeg iyo…
  • Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan · 26 min · Řada 3 Epizoda 1Fariin ii reeb :) Bilowga ramadan waxaan kugu baraarujinayaa dhowrkan qodob ee aan kusoo koobay xalqadan. Baraarujintani waxay saamayn wayn kuyeelan doontaa qaabka aad…
  • Su'aalo & Jawaabo · 24 minFariin ii reeb :) Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada…
  • Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad · 18 min · Řada 2 Epizoda 65Fariin ii reeb :) Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena…
  • Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad · 26 min · Řada 2 Epizoda 64Fariin ii reeb :) Calaamado noocma ah ayaad ku garan kaartaa tacadiga loo yaqaano Narcissistic abuse? Muxuu kaga duwan yahay xidhiidhada kale ee aan fayoobayn ee loo yaqaano…
  • Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad · 21 min · Řada 2 Epizoda 63Fariin ii reeb :) In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli…
  • Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aad · 18 min · Řada 2 Epizoda 62Fariin ii reeb :) Q-2aad|| Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa…
  • Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-1aad · 16 min · Řada 2 Epizoda 61Fariin ii reeb :) In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli…
  • Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aad · 23 minFariin ii reeb :) Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka…
  • Cabsida Go'aan Qaadashada · 18 min · Řada 2 Epizoda 58Fariin ii reeb :) https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
  • Dabeecadaha xidhiidhada aan fayoobayn| Unhealthy traits in relationships · 20 min · Řada 2 Epizoda 57Fariin ii reeb :) Add a description https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
  • Naf u been sheegid| Self-Deception Q-2aad · 18 min · Řada 2 Epizoda 56Fariin ii reeb :) Ma ogtahay in marar badan aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin? Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna…
  • Naf u been sheegid| Self-Deception Q-1aad · 24 min · Řada 2 Epizoda 55Fariin ii reeb :) Ma ogtahay in marar badan aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin? Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna…
  • Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-2aad · 30 min · Řada 2 Epizoda 54Fariin ii reeb :) Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si…
  • Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-1aad · 17 minFariin ii reeb :) Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si…
  • Ixtiraamka Dadka Q-2aad · 16 min · Řada 2 Epizoda 52Fariin ii reeb :) Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la…
  • Ixtiraamka Dadka Q-1aad · 17 min · Řada 2 Epizoda 51Fariin ii reeb :) Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la…
  • Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka · 18 min · Řada 2 Epizoda 50Fariin ii reeb :) Xalqada isbuucan waxay tahay mid aan kaga hadlayo dhowr cashar oo la xidhiidha habfikirkeena dhinaca ducada iyo waxyabaha aynu bishii Ramadan ka baranay sidaynu…
  • Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage · 23 min · Řada 2 Epizoda 49Fariin ii reeb :) Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay? Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu…
  • Naf la hadhid| Self Sabotage Q - 1aad · 21 min · Řada 2 Epizoda 48Fariin ii reeb :) Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof…

Živě, poslední hodina: 12 992 skladeb na 6 589 stanicích v 146 zemích

Objevte svět prostřednictvím rádia

Další způsoby objevování (9)

Slyšeli jste něco pěkného? Uložte si to, nebo to otevřete rovnou ve Spotify.

★ Artist of the week The fastest riser on the radio this week
Your song here? From € 9 per week →
RadioDiksmuidePokračovat v poslechu