Przejdź do treści
Global sound
Ladnaan Podcast

Ladnaan Podcast

# 64: Hadafkeena bisha Ramadaan

· 29 min · Sezon 4 Odcinek 64

Notatki do odcinka

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan ka hadleynaa sida aan ku qaabileyno bisha Ramadaan. Waxaan isweeydiinay sedex su'aalo oo aad idinkana isweydiin kartaa. 1. Ramadaankaan muxuu kaaga gedisnaan doonaa Ramadanada kale? 2. Waa sidee jadwalkaaga Ramadaanka? 3. Waa maxay hadafka ugu weyn oo aad jeceshahay in bisha Ramadan ay kuu hirgasho? Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageey...

Na żywo, ostatnia godzina: 5 112 utworów na 1 515 stacjach w 100 krajach

Odkrywaj świat przez radio

Więcej sposobów na odkrywanie (7)

Usłyszałeś coś fajnego? Zapisz to albo otwórz od razu w Spotify.

★ Artysta tygodnia Najszybciej rosnący w radiu w tym tygodniu
Twój utwór tutaj? Od € 9 tygodniowo →
Русское радио Минск 98.9 FMSłuchaj dalej